New Course

Uncategorized
Share

Course Content

Chapter 1
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Washington DC, halkaas oo ay uga qeyb galayaan shirarka xilliga gu’ga (Spring Meetings) ee Bangiga Adduunka iyo Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF). Wafdiga uu hoggaaminayo wasiirka ayaa Washington kulamo kala duwan kula yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah, kuwaas oo diiradda lagu saaray horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya iyo xoojinta iskaashiga labada dhinac.